1/11
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 0
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 1
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 2
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 3
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 4
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 5
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 6
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 7
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 8
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 9
Quraan MP3 Af Soomaali screenshot 10
Quraan MP3 Af Soomaali Icon

Quraan MP3 Af Soomaali

Blue Programing
Trustable Ranking IconDe încredere
1K+Descărcări
49.5MBMărime
Android Version Icon7.0+
Versiune Android
1.0.0(09-06-2023)Ultima versiune
-
(0 Recenzii)
Age ratingPEGI-12
Descarcă
DetaliiRecenziiVersiuniInformații
1/11

Descriere Quraan MP3 Af Soomaali

Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi Mohamed peace be upon him.svg (nnkh) wakhti 23 sana ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 CD o neakhtiguia a 609 CD 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi peace be upon him.svg (nnkh) geeriyooday. Sidaa diinta Islaamku sheegtay kitaabka Quraanku waa midka ugu sareeya kitaabyada ee Ilaahay ka ilaalinayo khaladka iyo musuqmaasuqa island markaana hogaan iyo hanuunin u ah dhamaan aadamaha ku nool dunida.


Quraan, Qur'aan, Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.

Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.


Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo peace Quraanka ku soo upon him dagay. uu magaalada Madiina deganaa). Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado. Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada ya macobhena-sued ya 114 yao-tati 6 aayadood.


Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisakaaabta, ihaole ihaole. Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu stem-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka. Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa island markaana faraysaa loves ka reebaysaa dadka.


Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu stem galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.

Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha. Qofka xafida 114th Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid. Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid. If kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta there waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.

Quraan MP3 Af Soomaali - Versiune 1.0.0

(09-06-2023)
Alte versiuni
Ce este nouNew Screens AddedNew permissions added

Nu există încă recenzii sau evaluări! Pentru a fi tu primul care scrie una, te rugăm să

-
0 Reviews
5
4
3
2
1

Quraan MP3 Af Soomaali - Informații APK

Versiune APK: 1.0.0Pachet: com.blue.coran.somali
Compatibilitate Android: 7.0+ (Nougat)
Dezvoltator:Blue ProgramingPolitica de confidențialitate:http://redhardtv.blogspot.com/p/privacy-policy.htmlPermisiuni:11
Nume: Quraan MP3 Af SoomaaliMărime: 49.5 MBDescărcări: 4Versiune : 1.0.0Data lansării: 2024-06-13 03:03:23Ecran min.: SMALLCPU acceptat: x86, x86-64, armeabi-v7a, arm64-v8a
ID pachet: com.blue.coran.somaliSemnătură SHA1: E4:47:63:A6:69:EA:E7:06:12:1C:8F:C5:37:00:94:65:9A:31:0C:9BDezvoltator (CN): Andromo AppOrganizație (O): "Andromo.com LLocație (L): Țară (C): CAStat/oraș (ST): MBID pachet: com.blue.coran.somaliSemnătură SHA1: E4:47:63:A6:69:EA:E7:06:12:1C:8F:C5:37:00:94:65:9A:31:0C:9BDezvoltator (CN): Andromo AppOrganizație (O): "Andromo.com LLocație (L): Țară (C): CAStat/oraș (ST): MB

Cea mai recentă versiune a Quraan MP3 Af Soomaali

1.0.0Trust Icon Versions
9/6/2023
4 descărcări49.5 MB Mărime
Descarcă

Alte versiuni

1.0Trust Icon Versions
4/10/2020
4 descărcări6 MB Mărime
Descarcă